Ladnaan Podcast

A podcast by Fatumo & Sagal

Categorie:

61 Episodio

  1. #21: Talooyin ay nala wadaageen waalidka keligii caruurtiisa korsanaya - Advices from single parents

    Pubblicato: 27/6/2021
  2. #20: Maxaa caawin kara waalidka ilmaha keligii korinaya?

    Pubblicato: 6/6/2021
  3. #19: Kalgacaylka iyo xiriirka labada waalid

    Pubblicato: 16/5/2021
  4. #18: Kobcinta qoyska ee bisha barkeeysan ee Ramadan

    Pubblicato: 5/4/2021
  5. #17: Hooyo is daryeel si aad u daryeesho dadka mas'uuliyada kaa saaran - Mother take care of yourself

    Pubblicato: 21/3/2021
  6. #16: Hooyadu waa lama huraan

    Pubblicato: 7/3/2021
  7. #15: Maxaa keenaya in caruurta ay adeega bulshada ka qaadato waalidkooda?

    Pubblicato: 21/2/2021
  8. #14: Wareysi hooyo Soomaaliyeed - An interview with a Somali mother

    Pubblicato: 7/2/2021
  9. #13: Waalidnimada iyo qurbaha - Parenting in diaspora

    Pubblicato: 23/1/2021
  10. #12: Hababka tarbiyada qeybta 1-aad - Parenting styles

    Pubblicato: 10/1/2021
  11. #11: Ma jeclaan lahayd inaad habdhaqankaaga wax ka badasho?

    Pubblicato: 27/12/2020
  12. #10: Gunaanad, Su'aalo iyo Jawaabo - A summary from previous episodes and Q & A

    Pubblicato: 13/12/2020
  13. #09: Qeybta 2-aad - Sideen u kobcinaa maskaxda caruurteena? How can we encourage our children's brain development?

    Pubblicato: 28/11/2020
  14. #08: Sideen u kobcinaa maskaxda caruurteena? How can we encourage our children's brain development?

    Pubblicato: 15/11/2020
  15. #07: Sidee caafimaadka dhimirka ee waalidku u saameeyo caruurta - Mother's mental health and its effect on the child

    Pubblicato: 25/10/2020
  16. #06: Sidee ayuu caafimaadka hooyada u saameeya ilmaha caloosha ku jira? Mother’s health and its effect on the fetus

    Pubblicato: 11/10/2020
  17. #05: Waxaan ka jawaabeynaa su'aalo ka timid dhagaystayaasheena - Questions from our listeners

    Pubblicato: 27/9/2020
  18. #4: Dowrkee buu jaceylka ka cayaaraa waalidnimada? - What has love to do with parenting?

    Pubblicato: 13/9/2020
  19. #3: Aasaaska tarbiyada - the fundemantal of parenting

    Pubblicato: 30/8/2020
  20. #2: Waalidnimada ma xirfad la bartaa mise waa mid aan ku dhalanay?

    Pubblicato: 17/8/2020

3 / 4

Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel that everything is so smooth, and the next that we are failing. But we want to assure you that being parent is not being perfect, there is no perfection in parenting, but being a good enough parenting. If you want to strive and better understand yourself as a parent and your child, this podcast series is for you. Get engaged with fruitful and practical tips that you can apply on your daily parent-child relationship. Waalidnimada waa mid ku dheehan farxad, waxayna sidoo kale ay tahay mid howl adag oo mararka qaarkiina welwel leh, qaasatan haddii aad tahay waalid ilmihiisa ku korinaaya wadan ama meel aan wadankiisa eheen. Mararka qaarkii waalidka wuxuu dareemayaa ineey waalidnimada aad u fududahay, marmarna waxaa dhaceysa inaan dareemno guul daro. Laakiin waxaan jecelnahay inaan waalidiinta niraahno ma jirto qof waalid oo dhinac walbo ka dhamaystiran, ama perfect ah. Waalid walbana wuxuu sameeyn wanaag inta karaankiisa. Haddii aad dooneyso inaad waalid ahaan isku fahamto, ilmahaaga fahmto, Podcastigaan waa mid ku anfacaya. Nagala soco halkan, anagoo idiin soo tebineyna talooyin la taaban karo oo aad u isticmaali karto Horumarinta qoyska, kobcinta caruurta iyo dhalinyarada.Music: Joseph McDade (SunRise expedition) https://josephmcdade.com/musicArt by Fartuun Hashi. In collaboration with https://www.noorawellbeing.com/. Waxaan kaa codsaneynaa inaad nala socoto oo aad qiimeyso Podcast-kaan iTunes: https://podcasts.apple.com/se/podcast/ladnaan-podcast/id1526192367 ama Stitcher: https://www.stitcher.com/podcast/ladnaan-podcast?refid=stprWaxaad nagala soo xiriiri kartaan: [email protected] ama Instagram: @ladnaan_podcast

Visit the podcast's native language site