#24: Maxaa keenay isbedelka cunugeyga - Me and My teenage

Ladnaan Podcast - A podcast by Fatumo & Sagal

Categorie:

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Maanta waxaan mawduuceena ku bilaabeynaa sheeko ay hooyo soomaaliyeed noola wadaagtay. Waxay tiri: wiilkeyga wuxuu ahaa mid ii baari ah oo warkeyga maqla. Wuxuu ahaa kan ugu baarisan ilmaheyga oo dhan. Sanadkaan markii ii iskuulka ku laabtay waxaan ka dareemayaa isbedel badan. Wiilkii hore ma’aha oo faraxsanaa, waa maxay isbedelkaa maxaanse sameeyaa. Bal haddaba ka dhageyso jawaabaha aan bixineyno qeybtan. Waxaan kaloo walaalaha ka codsaneynaa ine...

Visit the podcast's native language site