Ladnaan Podcast

A podcast by Fatumo & Sagal

Categorie:

61 Episodio

  1. # 60: Muxuu kaaga baahan yahay ilmaha autism-ka iyo ADHD-ga leh

    Pubblicato: 23/9/2024
  2. # 59: Wareeysi aan la yeelanay Zeynab - Autism center in Garowe

    Pubblicato: 1/9/2024
  3. #58: Xaaladaha/dabeecadaha autism ama neurodiverse

    Pubblicato: 18/8/2024
  4. #57:LIVE PODCAST - Xoojinta isku xirnaanta qoyska

    Pubblicato: 11/6/2024
  5. #56: Koriinka caruurta aan caadiga ahayn - Wareeysi Sadia Abubakar I.

    Pubblicato: 19/5/2024
  6. #55: Sideen u socod siinaa wax qabadkii Ramadanka

    Pubblicato: 21/4/2024
  7. # 54: Bisha Ramadan iyo siduu qoysku isugu diyaarin lahaa

    Pubblicato: 26/2/2024
  8. # 53: Sideen caruurteena qalbigooda ugu xasilinaa iimaanka

    Pubblicato: 18/2/2024
  9. # 52: Aragtida caruurta laga qabo iyo saameynta - wareeysi Dr. Faadumo M.

    Pubblicato: 15/11/2023
  10. #51: Muhiimada ay leedahay cilaaqada ka dhaxeeysa waalidka, ilmaha iyo macalinka

    Pubblicato: 15/10/2023
  11. # 50: Ladnaan 3 years! Sidee buu noqon mustaqbalka Ladnaan?

    Pubblicato: 10/9/2023
  12. # 49: Ladnaanta nolosha waxeey ku jirtaa qiimeynta nafsadaada

    Pubblicato: 20/8/2023
  13. # 48: Sideey caruurteena ku sameeysan karaan saaxiib wanaagsan

    Pubblicato: 7/7/2023
  14. # 47: Xusuus wanaagsan la samee caruurtaada

    Pubblicato: 11/6/2023
  15. # 46: Daryeel Bulsho - Wareysi aan la yeelanay Qoraaga Abdukadir A. Mursal

    Pubblicato: 21/5/2023
  16. # 45: Bisha Ramadan iyo sidaan u kobcin lahayn qoyska

    Pubblicato: 19/3/2023
  17. #44: Waa maxay Burn-out? Sideena looga hortagi karaa?

    Pubblicato: 4/3/2023
  18. #43: Sideed tahay adiga waalidka ah ee caruurta yar-yar haysta?

    Pubblicato: 22/1/2023
  19. # 42: Sideen caruurteena uga badbaadinaa shaashada & aaladaha elektorooniga?

    Pubblicato: 2/1/2023
  20. #41: Part 3-Marxaladaha horumarinta caruurta jirta 4-5 jir

    Pubblicato: 4/12/2022

1 / 4

Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel that everything is so smooth, and the next that we are failing. But we want to assure you that being parent is not being perfect, there is no perfection in parenting, but being a good enough parenting. If you want to strive and better understand yourself as a parent and your child, this podcast series is for you. Get engaged with fruitful and practical tips that you can apply on your daily parent-child relationship. Waalidnimada waa mid ku dheehan farxad, waxayna sidoo kale ay tahay mid howl adag oo mararka qaarkiina welwel leh, qaasatan haddii aad tahay waalid ilmihiisa ku korinaaya wadan ama meel aan wadankiisa eheen. Mararka qaarkii waalidka wuxuu dareemayaa ineey waalidnimada aad u fududahay, marmarna waxaa dhaceysa inaan dareemno guul daro. Laakiin waxaan jecelnahay inaan waalidiinta niraahno ma jirto qof waalid oo dhinac walbo ka dhamaystiran, ama perfect ah. Waalid walbana wuxuu sameeyn wanaag inta karaankiisa. Haddii aad dooneyso inaad waalid ahaan isku fahamto, ilmahaaga fahmto, Podcastigaan waa mid ku anfacaya. Nagala soco halkan, anagoo idiin soo tebineyna talooyin la taaban karo oo aad u isticmaali karto Horumarinta qoyska, kobcinta caruurta iyo dhalinyarada.Music: Joseph McDade (SunRise expedition) https://josephmcdade.com/musicArt by Fartuun Hashi. In collaboration with https://www.noorawellbeing.com/. Waxaan kaa codsaneynaa inaad nala socoto oo aad qiimeyso Podcast-kaan iTunes: https://podcasts.apple.com/se/podcast/ladnaan-podcast/id1526192367 ama Stitcher: https://www.stitcher.com/podcast/ladnaan-podcast?refid=stprWaxaad nagala soo xiriiri kartaan: [email protected] ama Instagram: @ladnaan_podcast

Visit the podcast's native language site