#07: Sidee caafimaadka dhimirka ee waalidku u saameeyo caruurta - Mother's mental health and its effect on the child

Ladnaan Podcast - A podcast by Fatumo & Sagal

Categorie:

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Waxaan barnaamijkeena kaga hadleynaa caafimaadka dhimirka ee waalidka iyo saameynta ay ku leedahay caruurta. Qofka bini’aadamka duruufa badan oo lasoo gudboonaada ayaa waxay sababaan inay dhibaato maskaxda ama dhimirka ah u keenaan. Dhibaatadaas oo muddo gaaban ama dheer qofka saameyn ku yeelata.In this episode, we talk about mother's mental health and its effect on the child.

Visit the podcast's native language site