SE02EP03 Waa Layga Guursaday 1

Codka Ubax - A podcast by Ismaaciil C Ubax - Venerdì

Send us a textSiyaabo kala duwan ayay isu waayi karaan labada jeceli. Waxa ka mid ah faragelin waalid, duruufo bulsho ama isfahandarro labada dhinac ah. Laba ka mid ah sheekooyinkii ugu saamaynta badnaa taxanihii la odhan jirey #WaaLaygaGuursaday ayaynu qaybtan ku eegaynaa. Support the show