SE02EP01 Ujeeddada Mahadnaqa

Codka Ubax - A podcast by Ismaaciil C Ubax - Venerdì

Send us a textCaqabadaha nolosha kula soo gudboonaada oo dhan, waxa lagaga gudbi karaa dhabaradayg iyo samir. Kuwaas wasa sees u ah mahadnaqa Eebbe. Qaybta barnaamijkan oo ah bilowga Season 2 ama Kalka 2-aad, waxa aynu ku eegi doonnaa muhiimadda mahadnaqu u leeyahay qofka. Support the show