SE01EP12 Su'aalaha Dhegaystaha 1
Codka Ubax - A podcast by Ismaaciil C Ubax

Categorie:
Send us a text Su'aalo badan oo ay dhegaystayaashu soo weydiiyeen daaddihiyaha Codka Ubax ayaa barnaamijkan sal u ah. Amina-Isir ayaa qaybtan gadhwadeen ka ah. Dhegaysi wacan! Support the show