SE06EP08 Filmmaking: Soomaalida & Tebinta Sheekada

Codka Ubax - A podcast by Ismaaciil C Ubax - Venerdì

Send us a textHababka ugu saamaynta badan ee sheekooyinka loo tebiyo waxa ka mid ah samaynta filimada. Soomaalida iyo adeegsiga filimaanta ayaynu kala sheekaysanaynaa labada Soosaare ee Maan Yuusuf iyo Khaalid Siciid. Dhegaysi wacan!Support the show