SE05EP4 Digrigii Xubbiga

Codka Ubax - A podcast by Ismaaciil C Ubax - Venerdì

Send us a textWaa silsilad-suugaaneed ka dhalatay geeri naxdin leh oo kala geysay lammaane ku ballansanaa in ay is guursadaan. Dhacdadan iyo suugaanta ka dhalatayba halkan ka dhegayso. Support the show