SE05EP03 Waa Layga Guursaday 7

Codka Ubax - A podcast by Ismaaciil C Ubax

Send us a text Waa qaybtii toddobaad ee barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee "Waa Layga Guursaday". Qaybtan waxa aynu ka boganaynaa sheekada lammaane kala jooga Hargeysa iyo Jigjiga. Dhegaysi wacan! Support the show