SE04EP13 Fanka & Suugaanta: Cawaale Deeqsi

Codka Ubax - A podcast by Ismaaciil C Ubax - Venerdì

Send us a textWaa barnaamijkii kowaad ee ku baxa maqal & muuqaal. Qaybtani waa dhegaysi, haddii aad doonayso in aad daawato qaybtan, booqo boggayaga Youtube, adiga oo ku baadhaya magaca Codka Ubax. Barnaamijka Fanka & Suugaanta oo taxane ah waxa marti ku ah Cawaale Deeqsi. Dhegaysi/daawasho wacan!Support the show