SE04EP07 Gefka Jacaylka ka Daaya

Codka Ubax - A podcast by Ismaaciil C Ubax - Venerdì

Send us a textAbwaan Keyse Maxamed "Galaydh" waa gabyaa ka maansooda nolosha qaybaheeda kala duwan. Isaga oo safar ah, ka yimid Jigjiga, una socda Burco, ayaannu ku sheekaysannay Hargeysa, suugaantiisa dhanka jacaylka iyo waxbarashadana ku wadaagnay. Dhegaysi habboon!Support the show