SE04EP06 Jawhar: Jidkii Dheeraa ee Saxaafadda

Codka Ubax - A podcast by Ismaaciil C Ubax - Venerdì

Send us a textWax ka baro magaalada Jawhar oo ah halka uu ku dhashay Siciid Xagaa Afrax. Siciid oo saxaafadda ku jirey muddo 20 sannadood ah, waxa uu ka warramayaa jabkii uu u soo maray mihnaddiisa iyo sidii uu uga gudbay caqabadahaas. Dhegaysi wacan!Support the show