SE03EP05 Waa Layga Guursaday 2

Codka Ubax - A podcast by Ismaaciil C Ubax - Venerdì

Send us a textSiyaabo kala duwan ayay isu waayi karaan labada is jeceli. Waxa ka mid ah faragelin waalid, duruufo bulsho ama isfahandarro labada dhinac ah. Waa barnaamijkii labaad ee taxanaha #WaaLaygaGuursaday. Dhegaysi wacan!Support the show