SE03EP01 Sannadguurada Kowaad ee Codka Ubax

Codka Ubax - A podcast by Ismaaciil C Ubax - Venerdì

Send us a textWaa sannad cusub iyo Season 3. Waxa aannu dib u eegaynaa sannadkii tegay iyo barnaamijyadii baxay sannadkaas. Sidoo kale waxa aannu eegaynaa filashada sannadka soo socda, haddii Eebbe idmo. Waxa ila fadhiya Cawaale Deeqsi, Hibaaq Larry iyo Shukri Nuur. Dhegaysi wacan!Support the show