SE02EP14 Difaaca Nebiga

Codka Ubax - A podcast by Ismaaciil C Ubax - Venerdì

Send us a textWaxa dunida maanta ka jira olole lagu ceebaynayo Nebigeenna Muxammad ﷺ. Waa muhiim in laga dhiidhiyo, laakiin waa sidee habka ugu wanaagsan ee Nebiga ﷺ loogu hiiliyaa? Dhegaysi wacan.Support the show