SE02EP13 Cisbitaalka Jacaylka

Codka Ubax - A podcast by Ismaaciil C Ubax - Venerdì

Send us a textQofku marka uu jidhka ka bukoodo, cisbitaalka ayuu tagaa, daawooyinna ka soo qaataa. Haddii se jacayl ku xumaado, halkee la tagaa? Cisbitaalka Jacaylka kaftan ayaan u haystay, dhegaysi wacan! Support the show