SE02EP10 Ayaan Axmed Caydiid & Suugaanteeda Jacaylka

Codka Ubax - A podcast by Ismaaciil C Ubax - Venerdì

Send us a textDumarka suugaanyahanka ahi way kooban yihiin, sidoo kale kuwooda jacaylka ka maansoodaa waa dhawr. Ayaan Axmed Caydiid "Kaaba", waa halabuur suugaanteedu dhaliso hadalhayn joogto ah. Waa maxay sababtu? Dhegaysi wacan. Support the show