SE04EP15 Deegaanka & Duurjoogta: Huda Cali Banfas

Codka Ubax - A podcast by Ismaaciil C Ubax - Venerdì

Send us a textWaa barnaamijka Deegaanka & Duurjoogta. Waxa aan xaaladda duurjoogta dalka kala sheekaystay Huda Cali Banfas oo shaqadeedu tahay badbaadada iyo daryeelka duurjoogta. Dhegaysi wacan!Support the show