SE01EP06 Abwaan Qalinle & Mushkiladaha Haasaawaha

Codka Ubax - A podcast by Ismaaciil C Ubax - Venerdì

Send us a textAbwaan Cabdiqaadir Qalinle waa saaxiib ka maansooda jacaylka iyo hawlihiisa. Maanta, Qalinle waxa uu ka faalloonayaa mushkiladaha haasaawaha.Support the show