SE02EP02 1979: Kulankii Aniga & Cabdi Tahliil

Codka Ubax - A podcast by Ismaaciil C Ubax - Venerdì

Send us a textAlle ha u naxariisto fannaankeennii weynaa ee Cabdi Tahliil Warsame. Muddo 20 sanno ah oo uu xanuunsanayay ka dib, 5-tii Juun ee 2020-ka ayuu geeriyooday fannaanku. Waxa aan anigu ku xasuusanayaa kulan na dhex maray 1979-kii, aniga oo aan weli dhalan. Dhegaysi wacan!Support the show