S1-E6 II WAD SHEEKADA -"Naftaydaay Gacalo.. Mohamed Qaamuus

Ardaa Podcast - A podcast by Abdikarim Ak

Categorie:

Waa xalqad aan ku falanqeynayo naf jaceylka iyo siinta mudnanta aay leedahay naftu sidoo kale waxaan ku eegi doona buuga la magac baxay naftaydaay gacalo.Instagram: abdikarem_ak