Season 6~EP01: Ahmiyada ay leedaahay in magacyada Alle labarto / مكانة أسماء الله الحسنى في الدعوة

ALBAAQIYAT - A podcast by albaaqiyat

Barashada magacyada ilaahay waa asalka cilmi kasta oo aduunkan yaal , waana asaaska ay noloshu ka saxanto , manta xalqadan waxa aynu kaga hadlaynaa ahmiyada iyo booska qiimaha leh ee magacyda ilaahay ku leeyihiin diinteena suuban . Dhagaysi wanaagsanbaan idiin rajaynayaa .