Season 5~EP8 cabirida dareemaha ilmaha / التعبير عن المشاعر

ALBAAQIYAT - A podcast by albaaqiyat

Dareemuhu waa luuqad kamida luuqada ay bini adamku ku hadlaan ayna tahay in ilmaha lagu ababiyo wakhtiga uu yaryarahay .:- waxa jira dhibaatooyin fara badan oo ka dhasha cabir la’anta dareemada oo qofka kusoo baxa marka uu waynaado si aynu taas ugu hortagno ayaynu xalqadan ku lafaguraynaa dareemaha iyo ahamiyada ay leeyihin . Dhagaysi wanaagsan ayaan idiin rajayanaya Amal abdilaahi bade