Season 5~EP11: Waydiimo khuseeya barbaarinta / فقرة أسئلة عن التربية

ALBAAQIYAT - A podcast by albaaqiyat

Xalqada manta kaga waxa aynu kusoo qaadnaynaa dhawr su’aalod oo igaga soo noqotay waalalaha barbaariyaasha ah ee ku xidhan taxanahan barbaarinta ka hadalayaa . Su’aalaha oo badan awadeed si aynu uga wada faaidaysano halkan ayaan manta qayb kamida kaga soo jawabay ee nala dhagayso.Wixii su’aal ee aad qabatana waxaad igula soo wadaagi kartaan barta aan kuleyahay social media si aan ukala faidaysano . Dhagaysi wanaagsan 🌸Amal abdilaahi bade