Season 5~EP10: Qaadida masuuliyadaha / handling responsibility/ تحمل المسؤولية

ALBAAQIYAT - A podcast by albaaqiyat

Masuuliyada oo ilmahaa la bara waa qodobada ugu muhiimsan barbaarinta uguna mudan in wakhti, samir ,iyo kalsooni daryeel ku dheehan yahay lagu bixiyo Waxaad xalqadan ka heli doontaa su’aalo kugu caawinayaa inaad ogaato in ilmahagu yahay mid udiyaarsan in uu qaado masuuliyadaha nolosha kusoo fooda leh .Ila dhagayso oo aragtidada ilasoo wadaag hadii aad wuxun kaga baxaan .Aad baan idinku mahad celinayaa .Amal cabdilaahi bade