Season 3~EP:05: NOOLEEYIHI QALBIGA (احياء القلوب)

ALBAAQIYAT - A podcast by albaaqiyat

Digrigu waa cibaadoyinka samaynta baladhan nolosha qofka bini adamka kuleh ee nooleeya qofka qalbigiisa , ruuxdiisa iyo jidhkiisaba saamayntiisuna ay dagdag qofka noloshiisa uga muuqato Kaga bogo xalqadan faaidada digrigu uu leyahay .