Season 2~EP:04: UDUB DHEXAAD الحقوق المشتركة بين الزوجين

ALBAAQIYAT - A podcast by albaaqiyat

Qoysku waa udub dhexaadka nolosha aadanaha ,waa halka ay kasoo alkumaan asaaska waxkasta oo wanaagsani ,waxaynu isla eegi xaquuqaha iyo waajibaadka ay isku leeyihin labada qof ee nolol wadaga ahi si ay inoogu fududato in midba mid kale xaqiisa ilaaliyo iskuna dayo inuu uga soo baxo sida ugu dhamayska tiran .